NEWS AND EVENTS
HELPFUL LINKS
Xisbiga Dadka oo Dhaleeceeyey Faragelinta Ethiopia
Saciid Isse Mohamud
Xisbiga Dadka ee Ka mid ah xisbiyada ka jira wadanka Soomaaliya ayaa maanta Gudoomiyahooda Saciid Isse Maxamuud waxaa uu sheegey inay si cad ooga soo horjeedaan faragelinta ethiopia ay ku sameysey soomaaliya. gudoomiyaha ayaa sidoo kale cambaareyey goankii kasoo baxay shirkii Garoowe, ee ahaa 4.5 in wax lagu qeybsado.


LOCAL PRAYER TIMES
HIGHLIGHTS