NEWS AND EVENTS
HELPFUL LINKS
Xawalaada Tawakal Express
Tawakal Express
Xawaalada Tawakal Express Minnesota ayaa loo ogolaadey inay dib u bilowdo adeegedii xawilaada lacagta, kadid markii isbuuci nasoo dhaafey laga joojiyey xawaaladaha gobolkaasi inay lacagaha diraan. Xawalada Tawakal Express ayaa waxaa uu bangiga u ogolaadey inay qabato keli ah lacago yaryar oogu badnaanna $500 qofkiiba. inta badan ayaa umadda soomaaliyeed waxa ay reerohooda iyo saaxibadooda ku bilaan lacaga aya bisha marka dhamaato ooga diraan meelaha ay ku noolyihiin.

LOCAL PRAYER TIMES
HIGHLIGHTS