NEWS AND EVENTS
HELPFUL LINKS
Winners and Winners
L/A Islamic Center Students
Tartan Quran ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magaalada Orono ee gobolka Maine, tartankaas ayaa waxaa ka qeyb galey ardey ka tirsan ardeyda wax ka barata Masjid Al Noor/L/A Islamic Center. ardeyda misajidka Alnoor ayaa intooda badan ku guuleystey tartamada, iyagoo kala hantey kaalimaha 1aad, 2aad iyo 3aad. ardeyda ayaa waxaa la siiyey abaal marino isugu jirey Lacag iyo waxyaabo kale oo Qiimo Badan. Waalidiinta ayaa si fiican ooga soo qeybgaley munaasabadan iyagoo sidoo kalana ku faraxsanaa inay arkaan awlaadooda oo Quraanka Kariimka ah Ku tartamaya welibana ku guuleysanaya.

LOCAL PRAYER TIMES
HIGHLIGHTS